Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Agaasimaha Guud ee Adeegyada Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare XJFS u…
wargeys.com
Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday Xarunta gurmadka degdeg ah ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, halkaasi oo uu…
Danjiraha dowlada Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Aljeeriya mudane Yusuf Axmed Xasan ayaa kulan muhiim ah la yeeshay madaxda Gudoonka Aqalka Sare ee Baarlamaaka Dalka…
Muqdisho.SONA….Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka telefanka kulan kula yeeshay Wasiirka cusub ee Arrimaha…
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dowlad Goboleedka Galmudug C/Laahi C/raxmaan Tootoole iyo wafdi ka socday Safaardda Sweden ayaa booqday suuqa xoolaha iyo xarumo kale oo qaabilsan bixinta…
Muqdisho(SONNA):-Dr Maryan Qaasin Axmed ayaa loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya. Dr Maryan ayaa hore u soo noqotay wasiirka caafimaadka,wasiirka waxbarashadda, Wasiirka…
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed…
Pretoria (SONNA): Wasiirka arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta magaalada Pretoria kulan wadahadal laba-geesood ah…

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay wafdi oo ka socda Hay’adda Horumarinta iyo Iskaashiga Switzerland
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Hay’adda Horumarinta iyo Iskaashiga…
