Markab kuwa dagaalka ah oo laga leeyahay dalka Turkiga ayaa maanta kusoo xirtay dekadda magaalada Muqdisho. Sii akhri
wargeys.com
Warbaahinta dawladda Turkiga oo soo xiganaysa wasiirka Tamarta ee Turkiga Alparslan Bayraktar ayaa sheegtay toddobaadkan in Turkiga uu sannadka 2025-ka billaabi dooni qodista shidalaka Soomaaliya.…
Dhawaan waxaa magaaladan Washington lagu soo geba-gebeeyey kulan looga hadlayey dhaqaalaha dunida oo ay soo qaban qaabiyeen hay’ada IMF iyo Bankiga Adduunka. Sii akhri
Doon wadda shixnad ganacsi ayaa markii ugu horeysay muddo sannado ah kusoo xiratay dekadda magaalada Baraawe ee caasimadda maamulka Koonfur Galbeed. Sii akhri
Gudigga Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay liiska rasmiga ah ee codbixiyeyaasha doorashada madaxtooyada iyo doorashada tooska ah ee Axsaabta Qaranka. Sii akhri
Munaasabad xalay lagu qabtay madaxtooyada Villa Somalia ayuu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud bilad sharaf ku guddoonsiiyey oradyahan Cabdullaahi Jaamac. Sii akhri
Madaxweynaha Somaliland Muse Biixi Abdi ayaa wareegto Madaxweyne ku soo saaray mudadda Cayimidda maalinta la qabanayo doorashooyinka Somaliland. Sii akhri
Boosaaso — Qaar ka mida dadweynaha ku nool magaalada Boosaaso ayaa cabasho ka muujiyey, sare u kac ku yimi qiimaha shidaalka, kaas oo saamayn ku yeeshay…










