Qaramada Midoobay ayaa shalay ka digtay in la filayo in roobab xooggan ay ka da’aan Soomaaliya xilli roobaadkan gu’ga. Sii akhri
wargeys.com
Tababaraha kooxda Liverpool ee Juergen Klopp ayaa raalligalin siiyay taageereyaasha kooxdiisa, kadib guuldarradii 2-0 ahayd ee ay kala kulmeen Everton kulankii derbiga ahaa ee ka…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta Maamul Goboleedka Hirshabelle ayaa sheegaya, in wabiga Shabelle uu fatahaad ka sameeyay dhowr tuulo oo hoos yimada…
Howlgal milatari iyo duqeymo cirka oo ciidamada Soomaaliya iyo saaxibada caalamiga ah ay ka fuliyeen deegaan hoostaga degmada Xaradheera ee gobolka Mudug, ayaa lagu dilay…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula dardaarmay madaxda maamul goboleedyada dalka in aysan siyaasadayn 'arrimaha muhiimka u ah qaranka' oo ay ka mid…
Kulan looga hadlayay Sidii xal waara loogu heli lahaa Barakacayaasha ayaa ka dhacay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Bay. Sii akhri
Barnaamijka Dhallinyarada waxa uu ku saabsan yahay saameynta ay falalka xagjirnimada ku yeeshaan dhallinyarada Soomaaliyeed. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan. Sii akhri
Dekadda magaalada Kismaayo waxaa ka socda dhoofka xoolaha nool oo muddo dheer hakad uu ku jiray. Sii akhri
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiisadda Badda Cas ka taagan ee lagu weeraray maraakiib dhowr ah iyo saameynta ganacsi ee ay…
Wasiirka Maaliyadda ee Djibouti, Ilyaas Muuse Dawaleh oo nagu soo boqoday xarunta VOA ee Washington ayaa ka hadlay aragtida dowladda Djibouti ee heshiiskii is-afgarad ee…










