WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
wargeys.com
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka oo waxaan maanta ku eegeyna isbedelka ay dowladda Soomaaliya ku sameysay istraatiijiyadda dagaalka ka dhanka ah al-Shabab. Sii akhri
Tuulada dahabka laga qoto ee Milxo oo ka tirsan degmada Laasqoray ayaa saaka waaberigii gubatey, kadib markii dab ka kacay mehrad ganacsi uu wax yeelo…
Milatariga Maraykanka ayaa sheegay in hawlgal ay sameeyeen ciidmaada dawladda Soomaaliya 6-dii bishan lagu dilay 3 ka tirsan hoggaamiyayaasha al-Shabaab. Sii akhri
Barnaamijka Bandhigga VOA ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa dowrka ay duqeymaha cirka ku leeyihiin dagaalka dowladda ee ka dhanka ah Al-shabaab. Sii akhri
Afhayeen u hadashay Taliska ciidamada Maraykanka ee Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa sheegtay in ciidamada Maraykanku aanay la soconin ciidamada Soomaaliya markii ay hawlgalka…
Baabuur uu waday qof is-miidaamiye ah ayaa lala beegsaday tuulada Laas Gacamey oo u dhaxaysa deegaaada Wisil iyo Bacaadweyne ee gobolka Mudug. Sii akhri
Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa saaka ku qarxay bar kantarool oo ay degganayeen ciidamada xasilinta Muqdisho. Sii akhri
Waxaa Kismaayo ku sugnaa qaar kamdi ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Jubbaland, balse kulamo ka dhacay dalka Kenya ayaa waxaa uu halkasi kulan ku yeeshay…
Mas’uuliyiinta amniga ee Muqdishu ayaa sheegay inay ciidamadu ka hortageen baabuur laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo uu waday qof isa soo miidaamiyey maanta. Sii…










