Doha,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Dooxa ee dalka Qatar ayaa ka qeybgalay Barnaamijka Madasha Caalamiga…
wargeys.com
Muqdisho,(SONNA):- Maryama Maxamed Xuseen, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda iyo Daryeelka Bulshada XFS, ayaa ka qayb gashay munaasabad si rasmi ah loogu daah-furayay Xeerka Shaqada Soomaaliyeed (Lr.36,…
Muqdisho, (SONNA):- Waxaan halkan idin kugu soo gudbineybaa Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo ku tegay magaalada…
Muqdisho,(SONNA):- Hay’adda NISA ayaa xoojisay dagaalka ka dhanka ah maalgelinta argagixisada, iyada oo howlgalladii ugu dambeeyay lagu soo afjaray Horjoogeyaashii laf-dhabarka u ahaa baadda iyo…
Baqdaad,(SONNA):- Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa ka qaybgalay fadhiga 7-aad ee Shirka Madaxda Hay’adaha Sirdoonka dalalka Carabta, kaas…
Qaahira,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa booqasho rasmi ah ugu bilaabatay magaalada Qaahira ee Caasimadda Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, taasi…
Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa fuliyay hawlgal bartilmaameed ah oo ka dhan ah Khawaarijta, kaas oo ka dhacay…
Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa dib-u-dhis ballaaran ku samaysay Iskuulka Farsamada Gacanta ee Maxamuud…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Gamal Maxamed Xasan, ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya, Mudane Pier Mario Daccò…
Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada Caalamka ayaa howlgal bartilmaameed ahaa oo ay ka sameeyeen deegaanka Arabow oo hoostaga Magaalada Bu’aale…

