Shaqaaqo dhismasho iyo dhaawac sababtay ayaa saaka ka dhacday Dhanka Bari ee magaalada Laascaanood, gaar ahaan Maraaga, taasi oo sababtay dhimasho iyo dhaawac, sida ay…
wargeys.com
Wararka ka imanaya gobollada dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegaya in diyaarad helikobar ah oo u kiraysnayd Qaramada Midoobay ay ku degtay degaan u dhow Xiindheere…
Afhayeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe ayaa ka hadlay is-afgaradka ay kala saxiixdeen Somaliland iyo Itoobiya, kaasi oo ay si aad ah ay uga hortimid…
Qaramada Midoobay ayaa xaqiijisay shilka diyaarad Helicopter ah oo u kireysneyd, isla markaana 'wadday daadgureyn caafimaad' taas oo ku dhacay deegaan ka tirsan Galmudug, sida…
Mas’uuliyiinta Jubaland ee magaalada Kismaayo ayaa sheegay inay baarayaan, tallaabadana ka qaadi doonaan dadka soo geliya gobolka raashin dhacay ama tayadoodu aanay wanaagsanayn. Sii akhri
Madaxweynaha Masar Cabdilfataax Al-Siisi ayaa marti-qaad u fidiyey madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu booqasho ku tago dalkaasi, sidaasi waxaa tebisay wakaaladda wararka dawladda Soomaaliya…
Maamul goboleedka Puntland ayaa shalay soo geba-gebeeyey doorashadii madaxtnimada iyadoo uu ku guulaystay madaxweynaha talada haya Saciid Cabdullaahi Deni. Sii akhri
Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kusoo laabtay magaalada Muqdisho kadib safar laba maalmood ah oo uu ku tagay dalka Eritrea. Sii akhri
Waxaa xalay xoriyadoodii dib u helay Ilyaas Cabdinaasir iyo Maxamed Cabdi Cabdullaahi oo ka tirsanaa TV-ga MMTV oo ka mid ahaa saddex weriye oo maalintii…










