Fadhigga Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ka socota ka doodista ajandaha siyaasadda iyo go’aamada masiiriga, kaasoo uu qeyb ka yahay dib u eegista…
wargeys.com
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa ugu baaqay dowladda Ethiopia daris wanaag iyo inay masaalixdooda ka wada shaqeeyaan. Sii akhri
Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa ka digay leexsashada gargaarka loogu talo-galay dadk baahan ee ay ku jiraan barakacayaasha. Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa hoos u dhigay cabsida laga qabo dagaal ay la galaan Soomaaliya sababo la xiriira baadi-goobka ay Itoobiya ugu jirto…
Qaraxyo ayaa maanta ka dhacay gudaha suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho, kuwaasi oo gaystay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah. Sii akhri
Xubnaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta iskugu yimid kulan ay kaga hadlayeen shaqaaqo dhowaan ka dhacday baarlamaanka xilli ay socotay dood ku saabsan ansixinta habraaca wax…
Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa sheegay inay qabteen nin looga shakisan yahay inuu ka dambeeyey inuu gubay xaaskiisa. Sii akhri
Waxaa magaalada Muqdisho shalay ka dhacay dibad-bax ay sameeyeen qaar ka mid ah dumarka ku nool caasimadda Soomaaliya, kuwaas oo caddaalad u raadinaya laba dumar…
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu ku saabsan yahay ka bixitaanka ciidamada ATMIS ee Soomaaliya oo dhowaan wejigiisa labaad lasoo gabe-gebeeyey. Sii akhri
Wararka ka imanaya degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in 6 qof oo ka tirsan qowmiyadda Oromoada la dilay. Sii akhri










