Ciidanka booliska Soomaaliya ayaa mar kale soo saaray amar ah in dadka degan dhulkii danta guud ee hay’adda dabdamiska ay uga guuraan muddo gaabaan oo…
wargeys.com
Golaha Wasiirada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay 10 safiir oo cusub oo Soomaaliya uga howlgeli doona qaar ka mid ah dalalka caalamka ee ay…
Dadaallo lagu cirib tirayo gudniinka fircooniga ah ayaa ka socda magalooyinka waa weyn ee Somaliland, iyadoo culima’udiinka, bahda caafimaadka iyo mas’uuliyiinta wasaaradda shaqo galintu ay…
Waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay shir looga hadlayay arrimaha la xiriira dib u eegsta dastuurka dalka, kaas oo ay soo qaban qaabisay dowladda Soomaaliya. Sii…
Mas’uuliyiinta caafimaadka ee maamul goboleedka Hirshabelle ayaa sheegay in afar qof ay ugu dhinteen cudurka shuban-biyoodka degaanka Xawaadley, iyadoo la sheegayo inay cudurro ka dhasheen…
Shan qof ayaa ku dhaawacantay qarax maanta ka dhacay duleedka magaalada Boosaaso, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan laamaha amniga ee Puntland. Sii akhri
Faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qaraxyo xiriir ah oo shalay ka dhacay suuqa weyn ee Bakaaraha, kuwaasi oo lala beegsaday dukaamo ganacsi oo…
Ganacsatada waaweyn ee suuqa Bakaaraha ee ku yaalla magaalada Muqdisho ee dalka dibaddiisa ka keena agabka kala duwan ayaa ka cabanaya lacago bille ah, oo…
Munaasabad kor loogu qaadayay wacyiga dadweynaha ee dhibaatada Gudniinta Fircooniga iyo Ciribtirkiisa ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo. Sii akhri
Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu ku saabsan yahay illaa 200 oo haween ah oo maal-gelin ganacsi loogu sameeyey magaalada Kismaayo kadib markii ay qaateen tababaro.…










