Kadib dood iyo muran muddo doorashad ka soo taagnaa, in la cayimo maxay uga dhigan tahay hanaanka dimuqraadiyada Somaliland? Sii akhri
wargeys.com
Washington — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa xaaladda caafimaadka guud ee Soomaaliya. Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur (Bukhaari). …
Maxkakamadda Racfaanka ee gobolka Banaadir ayaa maanta dhagaysatay racfaanka Sayid Cali Macalin Daauud oo horey maxkamadda gobolku ugu heshay inuu gubay xaaskiisa kuna xukuntay dil…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa meesha ka saartay in Itoobiya ay wadahadal la gasho ilaa Addis Ababa ay "waxba kama jiraan" kasoo qaadeyso heshiiskii is-afgaradka ahaa…
Sii akhri
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay dhibaatada dhaqaale ee ka jirta Jubaland oo saameysay dadka danyarta ah ee degaanka. Sii akhri
Shirkii ay Sabtida maanta ah yeelan lahaayeen golaha wadatashiga qaranka ayaa dib loo dhigay “sababo farsamo” awgeed, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay xafiiska Ra'isul…
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda dhaqaalaha Soomaaliya iyo caqabadaha ku gadaaman, ayada oo wafdi sare oo ka socda dowladda federaalka…
Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in saaka waaberigii ay kooxo Macawisley, ah oo ka tirsan dadka deegaanka, ay weerar ku qaadeen saldhig…
Subaxnimadii hore ee saaka Ciidamada Jubaland iyo kuwa Xoogga Dalka ayaa weerar ku qaaday deegaanada ku dhow dagmada Jamaame ee Gobolka Jubada Hoose gaar ahaan…









