Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay colaad beeleedyada sii kordhaya ee ka taqaan qeybo ka mid ah Soomaaliya iyo waxa sababay. Sii akhri
wargeys.com
Muqdisho — Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in sanadkan ay u sharraxan tahay in ay kursi ka hesho 15-ka xubnood ee Golaha Nabadda…
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay horumarka ay Soomaalida ka gaareen teknoolojiyadda iyo sida isticmaalkeeda ay qeyb uga noqotay nolosha bulshada. Sii…
Afhayeenka ciidmada Puntland Jeneraal Maxamuud Maxamed Axmed ayaa sheegay in habeenimadii xalay ay duqaymo ka dhaceen deegaanka Buuralayda Il iyo Camayra ee degmada Isku Shuban…
Gaalkacyo — Kulan u socday wasiirro ka kala tirsan maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Gaalkacyo waxaana laga soo saaray go’aanno lagu xallinayo…
Muqdisho — Haween ka tirsan Ururada Bulshada Rayidka ayaa Arbacadi shalay soo fara-galiyay muran mudooyinkan ka taagnaa cidda ku shaqaynaysa dhismaha Guriga Hooyooyinka ee magaalada Muqdisho.…
Muqdisho — Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka haweenka ee ganacsiga iyo caqabadaha ay kala kulmaan, waxaana marti ku ah Dr. Luul…
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaa maanta la bilaabay qaadista isbaarooyinka, kaddib markii madaxda dowladda federaalka iyo odayaasha dhaqanka ay heshiis ku gaareen in…
Boosaaso — Maamulka magaalada Qardho ee Puntland ayaa dadka ku nool gobolka Karkaar ee Puntland ku boorriyay in ay door ka ciyaaraan, dagaalka ay Puntland kula…
Muqdisho — Ilaa 11 kalluumeysato Soomaali ah oo muddo ka ban bil lagu la’aa biyaha Badweynta Hindiya ayaa si kala gaar gaar ah todobaadkaan laga helay…










