Afhayeenka ciidmada Puntland Jeneraal Maxamuud Maxamed Axmed ayaa sheegay in habeenimadii xalay ay duqaymo ka dhaceen deegaanka Buuralayda Il iyo Camayra ee degmada Isku Shuban ee Gobolka Bari.

Duqeymo ka dhacay degaano ka mid ah gobolka Bari
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.