Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefonka kula hadlay madaxweyne ku-xigeenka Midoowga Yurub ahna madaxa arrimaha siyaasadda iyo amniga Josep Borrell, sida ay sheegtay…
wargeys.com
Waxaa shalay magaalada Hargaysa lagu xiray xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland, lagana soo doorto gobolka Awdal. Sii akhri
Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan deg deg ah oo ay Hargeysa ku yeesheen ku diiday codsi uu horey ugu gudbiyay Xeer Ilaalinta Somaliland oo…
New York — Qaramada Midoobay ayaa Talaadadi shalay ugu baaqday Dowladda Soomaaliya, in ay carruurta ka yar da’da 18-ka sano ee lagu xakumo dilka toogasho aanan…
Maamulka magaalada Boosaaso ee Puntland ayaa soo bandhigay qorshe ay ku ballaarinayaan magaalada. Sii akhri
Muqdisho — Xubno ka mid ah aqoonyahanka naafada ah ee u ololeeya ilaalinta xuquuqda aas-aasiga ah ee naafada Soomaaliyeed ayaa si weyn u soo dhoweeyay sharciga…
Guddi dhex-dhaxaadin ka waday beelo dagaal uu ku dhex maray magaalada Ceerigaabo iyo deegaanno hoosatga ayaa sheegay in waxgaradka labada dhinac ay wada qaateen baaqyada…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan suurta-gal aheyn in HAWADA dalka ay gacan kale u maamusho Soomaaliya, kadib markii ay soo baxeen warar noocaas ah.…
Mas’uuliyiinta Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa shir ay ku yeesheen magaalada Gaalkacyo waxay nabadeyn ka dhex sameeyeen beelo ku dagaalamay deegaanka iyo dilal siyaabo kala…
Barnaamijkii Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay khilaafka ka dhex taagan Soomaaliya iyo Ethiopia, keenista ciidamo ka socda Masar, iyo Djibouti oo soo…










