Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ku rajo weyn tahay in sanadka 2025-ka ay markii u horreysay billowdo in shidaal laga qodo Soomaaliya. Sii akhri
wargeys.com
Ku-dhawaad 15 qof ayaa ku dhintay in ka abadan 20 kalena way ku dhawacmeen dagaal dhex-maray laba maleeshiyo beeleed oo wada dega deeganada Towfiiq iyo…
Barnaamijkii Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay Hanaanka dowladda hoose ee Muqdisho ee ku aadan sameynta waraaqaha aqoonsiga ama cadeynta dhalashada muwaadinka. Sii…
Washington — Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Richard Riley oo wareysi gaar ah siiyay laanta Af-Soomaaliga ee VOA ayaa iftiimiyay dadaallada diblomaasiyadeed ee Mareykanku ka wado Geeska…
Muqdisho — Kooxda xasaradaha caalamiga ah ee ICG ayaa sheegtay in kooxda ISIS ama Daacish ee Soomaaliya ay la soo baxday saameyn dhaqaale oo muhiim u…
Colaadaha soo noq-noqda ee Soomaaliya ayaa dadku ku kala aragti duwan yihiin, iyadoo qaar ka mid ah siyaasiinta iyo wax garadka Soomaalida ee ku nool…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta safar shaqo ku tagay magaalada Baydhaba, halkaasi oo la filayo inuu kulamo kula yeesho madaxda Koonfur Galbeed…
Boosaaso — Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ee Puntland waxaa ka jira dareen la xiriira dhinaca nabadgelyada kadib markii ciidamada PSF ay soo saareen digniin…
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; heerka xanuunka HIV/AIDS ee Soomaaliya iyo tiro-koobkii ugu dambeeyey ee laga soo saaray. Waxaan sidoo kale…
Jabuuti ayaa mar kale Isniintii sheegtay inay u yaboohdayAddis Ababa heshiis deked wadaag, tallaabadaas oo lagu doonayo in lagu qaboojiyo xiisadda ka dhex aloosan dalalka…









