Sii akhri
wargeys.com
Washington — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaa ku marti ah Wasiirkii hore ee Warfaafinta Soomaaliya, haddana ka…
Sii akhri
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay arrimaha doorashooyinka Somaliland. Waxaa magaalada Hargeysa ka soo diray wariyaha VOA-da Khadar Maxamed Cakulle. Sii akhri
Ciidamada Jubbaland ayaa maalmihii la soo dhaafay waxa ay wadeen howlgallo ay ka sameynayeen deegaannada galbeedka kaga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.…
Turkey ayaa qorsheyneysa inay si kala gaar ah ula kulanto Soomaaliya iyo Itoobiya, taasi oo qeyb ka ah dadaallada ay ku xalineyso muranka u dhaxeeya…
Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa maanta ayiday xukunkii dilka ahaa ee horey ay Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo tan racfaanka ay ugu rideen Sayid Cali Macallin…
Taliyaha ciidamada Marines-ka Mareykanka ee ka howl gala Afrika ayaa wareysi gaar ah oo uu dhawaan siiyay VOA kaga hadlay arrimaha ammaanka Soomaaliya iyo dagaalka…
Washington — Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Arbacadii warqadaha aqoonsiga danjire-nimo ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya ee Maraykanka Danjire Daahir Xasan Carab. Danjire Carab oo…










