Press "Enter" to skip to content

wargeys.com

Kaad Imooday Baan Ahay

The largest online collection of Somali poetry 1.Dheeweed wixii kiciyey waa, kulanka Daaroode 2.Haddaan aabihii kaligi dhalin, laguma kiiseene 3.Ma anigaa nin lagu soo kasba…

Ugaas Nuur Ugaas Rooble

Sida nasoo gaadhay, Ugaas Nuur wuxuu dhashay badhtamihii qarnigii sagaal-iyo-tobnaad, waxayna beeshiisu boqratay isagoon qaangaadhin oo gaban yar ah. Wuxuu geeriyooday billowgii qarnigii 20aad. Ugaas…

Meher

The largest online collection of Somali poetry Gabaygan waxaa allifay Abwaan Maxamad Cabdiqaadir Daauud [Stanza]April 26, 2003. Wuxuu Abwaanku gabayga kula dardaarmayaa walaalkii ka yar…

Shugri (Gabay Jacayl ah)

Gabaygan jacaylka ah abwaanku wuxuu u tiriyey xaaskiisa. Sidduu sheegay Cabdullaahi, doobnimo ayuu ku weynaaday ka dibna guursaday gabadha uu gabaygan u mariyey. Sababtiisuna waxay…

Gaaris

The largest online collection of Somali poetry Jiiftadan waxaa curiyay Abwaan Maxamad Cabdiqaadir Daauud [Stanza] wuxuu tiriyay markey taariikhdu aheyd 16 February 2003. Gorgoryahoow lalaayee…

Galaal Xoor

Awal hore inaan gabay tirshiyo, godob ma doonayne Gadaafa iyo cay ma rabin, gaadha aadmiga e Soomaali gabigeed ma rabin, waxaan u gaystaaye Gurgurshaa hayinahaan…

Weerar iyo Saahid

Raggii hore waxay ahaayeen kuwa aad u fahmo badan oo sarbeeb iyo hadal huwan oon is xagxagasho lahayn danahooda ku gaadha. Waxaa la wariyey in…

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r