Maamulka Galmudug ayaa magaalooyinka Caabudwaaq iyo Xeraale ee gobolka Galgaduud ka wada dadaallo lagu soo afmeeraayo colaad dad badan ay ku dhinteen oo u dhexysa…
wargeys.com
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa uu salka ku hayo khilaafka Dowladda Federaalka iyo qaar ka mid ah maamul goboleedyada, si…
ASUNCION— Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan waxbarashada, saynis-ka iyo dhaqanka ee UNESCO ,ayaa Xeer Ciise oo ah xeer ay muddo dheer ku soo dhaqmayeen qaybo…
MUQDISHO— Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad dheer oo uu Jimcihi shalay ka jeediyay Masaajidka Madaxtooyada kaga hadlay xiisadda ka taagan Jubaland. Madaxweynaha, ayaa…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xiisadda ka dhex-oogan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubaland ee salka ku haysa arrimaha doorashooyinka dalka. Sii…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale Itoobiya ku eedeysay in ay faro-gelin ku hayso madaxbanaanida iyo qaranimada Soomaaliya, xilli weli ay taagan tahay xiisadda labada…
Dagaal khasaare gaystay ayaa saaka ka dhacay deegaanka Buulo Xaaji, kaasi oo dhex maray ciidamada Jubaland iyo kooxda Al-Shabaab. Sii akhri
BAYDHABO— Maamulka Koofur-galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegay, in ay guryo u dhiseen boqolaal qoys oo kamid ah barakacayaasha ku nool Magaalada Baydhabo. Wariyahayaga Mukhtaar Maxamed…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday dhismaha Xarunta Badbaada iyo Samata-Bixinta Dhibaatooyinka ka dhaca Badda Soomaaliya ee loo soo gaabiyo (MRCC). Sii akhri
Barnaamijkii Bandhigga VOA waxaan toddobaadkan ku eegeynaa howlaha horyaalla madaxweynaha la doortay ee Somaliland Cabdiraxmaan Cirro. Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedineysa. Sii akhri










