The largest online collection of Somali poetry Gabayadii Cilmi Ismaaciil Liibaan (Cilmi Boodheri) ee jacaylka ahaa oo taxan ayaad hoos ka helaysaa. Waxaa dhamaan gabayadan…
wargeys.com
The largest online collection of Somali poetry Jiilaal Maqaafa abaar laysku, mohan waayey Alla soo cirkoo murugsanaa, meelo kama hooro Oo soo masaafiyo kob dheer,…
The largest online collection of Somali poetry 1) Guuguulayahoow haddaad gu’ga u ooyeysid 2) Haddaad mooddey keligaa in uu gubayo jiilaalku 3) Ama aad gabooyaha…
Saadaal waa gabay Allabari, hawaala waran iyo gocasho isagu jira oo uu Yuusuf tiriyey dhammaadkii 1980aadkii. Wuxuu yidhi: Garbaa Maxamadoow lagu hadlaa laguna goohaaye Gebgeb…
Gabaygan wuxuu abwaanku tiriyey horraantii 90aadkii, wuxuuna joogay magaalada Kismaayo markii uu tiriyey. Wuxuu ka hadlayaa dagaaladii qabaliga ahaa ee dalka ka jiray xilligaa. Wuxuu…
The largest online collection of Somali poetry Aarkaba haddii wiilal dili laysu daba joojo Marka horre sidduu deyrka jabin ways dalliciyaaye Dabadeed ninkuu dili naftay…
The largest online collection of Somali poetry Miinka gabay murtida xooggaliyo maayado is jiidha In dhaweydba moorada sunta leh moorka kama goyne Mar haddaan Madaafiic…
The largest online collection of Somali poetry Wax Alla wuxuu ku maagay garan mayno, wuxuuse Qaasim gabaygan ku mucaaraday Dawladii Aadan Cadde, Allaha u naxariistee,…
The largest online collection of Somali poetry 1.Baashow daliil gabay ma jiro, nin igu doorshaaye 2.Halka dooyna laga naadiyaan, duunka weriyaaye 3.Dux markaan ka garan…

