London — Magaalada London, waxaa xalay abaalmarin caalami ah oo ku saabsaneyd waxtarka bulshada lagu guddoonsiiyay shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom Soomaaliya. Abaalmarinta oo ay usoo tartameen…
wargeys.com
Madaxweynaha Somaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’isul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa lagu wadaa inay kullan fool ka fool ah ku yeeshaan magaalada Ankara ee…
Allaha u naxariistee Axmed Cabdikariim Wilaayo (Cantar Jeenyo) oo kamid ahaa ciyaartoyda naadigii kubadda cagta ee Jeenyo iyo xulkii qaranka ee Soomaaliya ayaa habeennimadii Sabtida…
Muqdisho — Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladaha ay ku sugan yihiin naafadda Soomaaliyeed, ayada oo dhowaan la xusay Xuska Maalinta Caalamiga…
Muqdisho — Machadka Cilmi Baarista iyo Daraasaadka ee Heritage ee fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho ayaa shalay soo saaray daraasad gorfaynaysa caqabadaha ku xeeran iyo fursadaha ka jira…
Muqdisho — Koox dhallinyaro Soomaali ah oo ku nool magaalada Muqdisho ayaa isku xil saaray inay nadiifiyaan deegaanka ku hareeraysan badda, iyagoo toddobaadkiiba hal maalin isa…
Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta Maamulka Koonfur Galbeed ayaa tababar loogu soo gaba-gabeeyay Dugsiga tababarka ciidanka Asluubta ee magaalada Baydhabo. Sii akhri
Muqdisho — Allah ha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho xalay ku geeriyooday Axmed Cabdi-kariin Walaayo oo loo yaqaano Cantar Jeenyo, kaas oo u soo ciyaari jiray…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeysey mar kale dowladda Ethiopia in ay faro-gelin ku heyso madaxbanaanida Soomaaliya. Sii akhri
Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa beenisay eedii Dowladda Federaalka ee ahayd in diyaarado hub sida ay ka dageen Kismaayo, waxaana sidoo kale ay beeniyeen in ciidamo…









