Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah ee hoos ku xusan:…
wargeys.com
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee XFS, Sareeye Guud Mudane Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Wakiilka iyo Agaasimaha Guud ee…
Muqdisho(SONNA):-Qaar ka mid ah akoonnada baraha bulshada ayaa faafinaya eedeymo lagu sheegayo in Dowladda Turkiga ay si hal dhinac ah uga faa’iideysanayso kheyraadka dabiiciga ah…
Muqdisho.SONNA…Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eelay oo ka hadlay xaflad loo sameeyay la wareegidda 11 gaadiid ayaa…
Budapest(SONNA):-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Jarmalka, Ambassador Cabdulcasiis Maxamuud Maxamed Farabadan, oo sidoo kale ah Safiirka Soomaaliya ee Poland, ayaa maanta si rasmi…

Safiirada dalalka Carabta u fadhiya dalka Koonfur Afrika oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Xisbiga ANC
Muqdisho(SONNA):-Magaalada Pretoria, Koonfur Afrika Waxaa ka qabsoomay kulan muhiim ah oo u dhexeeya safiirrada dalalka Carabta ee fadhigoodu yahay Koonfur Afrika iyo xoghayaha xisbiga talada…
Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dawladda Qatar u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Dr. Cabdullaahi Bin…
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah yeeshay ayaa sii amba qaaday ka doodista qodobada labada cutub ee 7-aad…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah uga kala wareegay Safiirka Dowladda Turkiga…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP u…
