Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadkan ku saabsan yahay xukummadii uu dhawaan soo dhisay madaxweynaha cusub ee Somaliland Cabdiraxmaan Cirro. Sii akhri
wargeys.com
Burcad badeed bishii hore ku afduubtay markab kalluumeysi, oo laga leeyahay dalka Shiinaha oo ay la socdeen 18 shaqaale xeebaha waqooyi bari ee Soomaaliya, ayaa…
Soomaaliya oo ka soo kabaneysa burburkii iyo colaadihii ragaadiyay ayaa haatan cagta saartay dariiq dib u dhis iyo rajo cusub oo dhinaca maal gashiga iyo…
Israa'iil ayaa sii waday duqeymaha ay ku hayso Marinka Qaza Khamiistii shaley iyada oo dhexdhexaadiyayaal Maraykan ah iyo Carabtu ay ka shaqaynayeen sidii heshiis xabbad-joojin…
Dadaallo ku aaddan ka-hortagga khasaaraha ay keenaan fatahaadaha roobabka iyo abaaraha ayaa ka socda magaalada Boorama ee gobolka Awdal. Sii akhri
Magaalada Hobyo ayaa waxaa ka socda dadaallo ku aaddan dhismaha dekadda Hobyo, halkaas oo ay gaareen Injnieerada loo xil-saaray howsha dhismaha dekadda. Sii akhri
Ku dhowaad 180 dhallinyaro tahriibayaal Soomaali ah, oo ku dhibaateysnaa dalka Libya, ayaa shalay ay dalka dib ugu soo celisay dowladda Soomaaliya oo kaashanaysa hay’adda…
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa ay Somaliland uga dhigan tahay doorashadii dhowaan dhacday, ayada oo ay hadda socdaan munaasabadaha ay…
Dadaal sharci laba geesood ah oo carruurta looga ilaalinayo waxyeelada ay kala kulmi karaan baraha bulshada ayaa waqtigu ka sii dhamaanayaa Sii akhri
Dr Cali Cabdi Camalow oo soo nqoday gudoomiyahii Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa shalay lagu aasay magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalkaan Mareykanka oo…










