Press "Enter" to skip to content

Gaza: Israel oo Falastiiniyiin kale duqeymo ku dishay

Israa'iil ayaa sii waday duqeymaha ay ku hayso Marinka Qaza Khamiistii shaley iyada oo dhexdhexaadiyayaal Maraykan ah iyo Carabtu ay ka shaqaynayeen sidii heshiis xabbad-joojin ah oo u dhexeeya Israa'iil iyo Xamaas loo gaari lahaa sida ay wararku sheegayaan.

Comments are closed.