Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa shalay gelinkii dambe shaaciyay in dib la isugu soo laaban doono shirkii Golaha Wadatashiga Qaran, oo maalmihii…
wargeys.com
Barnaamijka Bandhigga VOA ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay qodobadii la isku mari waayey ee Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran oo shalay Muqdisho lagu soo…
Turkiga ayaa sii xoojinaya iskaashiga uu la leeyahay Soomaaliya, isagoo bishan u diray markab cilmi baaris ah si uu u baaro kheyraadka tamarta ee badda…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ku eedaysay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay dhaqaalo ku bixinayso in ay burburiso deganaashaha gobolka. Sii akhri
Brussels — Sahra Mohamed Khaliif, oo ah gabar asal ahaan kasoo jeedo Soomaaliya, kana mid ah Soomaalida dalka Holand ayaa ku guuleystey kursiga baarlamaanka ee gollayaasha…
Guddiga Anshaxa iyo Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka Somaliland ayaa ganaax lacageed oo dhan 10 milyan oo shillinka Somaliland ah midkiiba ku soo rogay xisbiyada Kulmiye iyo…
Toornto — Maamulka magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa ku dhawaad 2 milyan oo dollar u qoondeeyay ururrada ay maamulaan dadka madowga ah, oo kuwa Soomaalida…
Gaarisa — Ururrada bulshada rayidka ah ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa baaq nabadeed u diray, beelo dhawaan ku dagaallamay degmada Tana River oo…
Boosaaso — Barnaamijka Dhallinyarada wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay; sidee ayey dhallinyarada ku xushaan kuliyadaha jaamacadaha. Waxaa Boosaaso ka soo diray Yuusuf Maxamuud Yuusuf. Sii…
Maamulka dowladda Hoose ee magaalada Garoowe ayaa uga digay ganacsatada cuntada dhacday ee dukaamada lagu iibiyo kadib marki magaalada Garoowe lagu arkay cunto gasacadaysan oo…










