Muqdisho — Wax magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad looga hadlaya colaadaha qabaa'ilka u dhexeeya ee maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay gobollo kamid ah Soomaaliya. Munaasabadda oo…
wargeys.com
New York — Soomaaliya ayaa Arbacadii shalay si rasmi ah dib ugu biirtay xubinnimada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, 54 sannadood kaddib. Soomaaliya ayaa ka mid…
Gaalkacyo — Salaadiinta iyo odayaasha dhaqanka ee deegaannada Galmudug iyo Puntland ayaa wada dadaallo nabadeed oo qaboojinayo colaad dhex martay beelo wada dega gobolka Mudug. Wariyaha…
Barnaamijkan gaarka ah waxa aan dib ugu eegeynaa dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa ee ka dhacay Soomaaliya, Jabuuti, iyo deegaanada Soomaalida ee 2024. Barnaamijka waxaa daadihinaya Falastin…
Boosaaso — Sida ay sheegeen mas’uuliyiinta maamulka Puntland, maleeshiyo ka tirsan kooxda Daacish ayaa saaka weerar ku qaaday fariisimo ciidanka Puntland ay ku lahaayeen degaanka Dharjaale…
Wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya Xildhibaan Cali Xoosh oo waraysi siiyay VOA ayaa sheegay in dalka uu aaday doorasho, wax kalana aysan dhici karin xilligan. Sii…
Wajeer — Xoolo dhaqatada Soomaalida ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegay in muddo tobnaan sano ah ay wajahayaan daryeel la’aan. Waxay ka codsadeen madaxda dowladda…
Garoowe — Xulka kubadda cagta gobolka Nugal ayaa shalay ku guuleystay koobka tartanka kubbadda cagta ee goobollada Puntland, kaddib marki ay ciyaarti kama danbeysta 4-2 uga…
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlay dagaalka ka soo cusboonaaday gobolka Mudug ayaa sheegay in dib loogu noqdo heshiisyadii laga gaaray colaadihii horay…
Garoowe — Waxaa galabta lagu wadaa in magaalada Garowe lagu soo gaba gabeeyo tartan kubadda cagta ah oo maalmahan halkaasi uga socday kooxo matalayay gobollada Puntland.…










