Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari).…
wargeys.com
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay; dhallinyarada iyo doorka ay ku leeyihiin horumarka bulshada. Sii akhri
Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa Muqdisho shalay ku yeeshay waddallado ku saabsan ambaqaadidda heshiiskii Ankara iyo waliba howlgalka cusub ee ciidamada Midowga Africa ee Soomaaliya…
Muqdisho — Dowladda Soomaaliya ayaa Khamiistii guul weyn ku tilmaantay dib ugu biiristi Soomaaliya ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay muddo 54 sano ah kaddib. Madaxweynaha…
Maamul goboleedka Puntland, oo wali dagaal kula jira kooxda Daacish, ayaaa maanta sheegtay in duqeyn ay ka fuliyeen qeybo ka mid ah buuraha gobalka Bari,…
Muqdisho — Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Khamiisti shalay soo saartay, waaran lagu soo xirayo 14 eedeysano oo looga shakisanyahay in ay ka danbeeyeen…
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; Ilaalinta xogta shaqsiga ee Soomaaliya, iyo heerka ay le’eg tahay dhowristeeda iyo ilaalinteeda, ayada oo dhowaan…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho gaaray wafdi ka socda dowladda Ethiopia. Wafdigan ayaa waxaa hogaamineysay wasiirka gaashaandhiga Aisha Mohamed. Sii akhri
Beledweyne — Waxaa heer gebogebo ah maraya xalka fal dil ah oo askar ciidanka Soomaaliya ka tirsan dabayaaqadii bishii hore loogu gaystay deegaanka Ceel Baraf ee gobalka…
Jabuuti — Barnamijka madasha dhallinyarada waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay qorshaha dhallinyada ee sanadka cusub ee 2025. Waxaa magaalada Jabuuti ku soo diyaarisay Sagal Siciid…










