Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ka digay deked la siiyo oo ay maamulato Itoobiya, oo uu sheegey in aan la…
wargeys.com
Xukuumadda Puntland ayaa ka hadashay howlgada ciidaankooda ay ka wadaan degaanada buuralayda ah ee ku yaalla gobolka Bari halkaasi oo oo maalmihii u dambeeyay ay…
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; dagaalka ay Puntland kula jirto kooxda Daacish, oo imanaya xilli uu khilaaf xooggan kala dhaxeeyo dowladda…
Barnaamijka Dhallinyarada waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay caqabadaha dhallinyarada Soomaaliyeed ka haysta dhanka shaqada, si gaar ahna dhallinyarada gobolka Awdal. Waxaa soo jeedinaya wariyaha VOA…
Arbacadi shalay waxaa Muqdisho ka furmay Shirweynaha todobaad ee Dib u habeynta Garooska Soomaaliya, kaasi oo sanadkiiba mar la qabto. Shirka oo uu furmay Madaxweynaha…
Muqdisho — Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa bogaadiyey howllagallada ka dhan ah kooxda Daacish ee ay ciidamada Puntland ka wadaan gobolka Bari ee Puntland.…
Jabuuti — Dawladda Jabuuti ayaa maalmahan ku guda jirta dhameystirka hawlo isugu jira dib-u-dhiska iyo daayactirka jidka ugu weyn ee isku xira Jabuti iyo Itoobiya. Warkan…
Muqdisho — Qaar ka mid ah khuburada caafimaad ee Soomaaliya ayaa sheegay in xilligan gudaha Soomaaliya laga heli karo adeegyo caafimaad oo muhiim ah oo markii…
Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda madaxweyne Xasan Sheekh oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si weyn u dhaliiley heshiiska ay dowladaha Itoobiya iyo…
Maamulka Puntland ayaa sheegay in dagaal xooggan u dhexeeya ciidamada Puntland iyo ururka Daacish ay ku dileen in ka badan 20 qof oo ka tirsan…









