Press "Enter" to skip to content

wargeys.com

Cabdi Gorod

Qamaan iyo Ismaacill Mire iyo, Qawdhan iyo Saahid Qudhii Maxamed qawlkii Salaan, qodobyadii Raage Qarnigii horeetaan ka hadhay, qoonkii gabaygiiye Qabri baanan gaadhine adduun, qaatay…

Shaamareer

Cabdullaahi Dhoodaan wuxuu gabaygan tiriyey 1977kii , isagoo jooga magaalada Dhagaxbuur. Waxaa la wariyey in ka dib markii jabhadihii xornimo u dirirka ahaa ee Soomaali…

Cali Dhuux Aadan Goroyo

The largest online collection of Somali poetry Caligeri (Dhulbahante) ayaa geel ka dhacay ragna ka laayey Reer Hagar (Dhulbahante.) Dagaalkii iyo ku didrirkii geela ayaa…

Cali Jaamac Haabiil

The largest online collection of Somali poetry Cali Jaamac Haabiil oo jihaadkii Daraawiishta iyo Sayid Maxamedba col la ahaa, Sayidkana ay marar badan maanso isu…

Guraase Xaaji Cali

The largest online collection of Somali poetry Ugaasoow toban xaaloo Ta’da looxa ku taalloon Laga toosi karaynin Bal ma kuu tiriyaa Tawfiiq Ciise-madoobiyo Talyankii Faranjaa…

Yaa Dirsaday

Haddii aad gabygan taariikhdiisa hayso ama meel laga heli karo aad og tahay fadlan nala soo xidhiidh. Damiin macalinkiisiyo isagii ha is dacweeyeeneNinba dowgu leeyahay…

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r