Muqdisho — Barnaamijka Wicintaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; 6 milyan oo qof oo ku nool Soomaaliya oo QM ay sheegtay in ay u…
wargeys.com
Boosaaso — Ciidamada amniga ee Puntland ayaa maanta iyo xalayba magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ku qabqabtay ajaaniib ay ku jiraan dad u dhashay dalalka Yemen…
Madaxweynaha Somaliland Cabdrixamaan Cirro ayaa safarkiisii ugu horreeyey tan iyo markii uu talada la wareegay maanta ku tegay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta. Sii akhri
Hargeysa — Somaliland ayaa dib u dhis ku samayneysa waddada isku xirta gobalada bariga iyo galbeedka Somaliland, taas oo ah waddo muhiim u ah isu socodka…
Laascaanood — Biliyooinki u danbeeyay waxaa soo hagaagay heerka nolosha, amniga iyo ganacsiga magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, halkaas oo ay sannadihi dhawaa dib u dhigeen…
Washington — Aqalka Cade ee Mareykanka ayaa goor dhaweyd sheegay in madaxweyne Trump uu ka laabtay canshuur kordhin uu dul saaray Axaddii badeecadaha ay Colombia u…
Rugaha ganacsiga ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku kala saxiixday is-afgarad la xiriira ganaciga labada dal ka dhaxeeya, gaar ahaa sidii…
Masagawaay — Dowladda Soomaaliya ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixisay khasaaro ka dhashay weerar qorsheysan oo ay kooxda Al-Shabaab Khamiisti ku qaadday degmada Masagawaay ee gobolka…
Muqdisho — Isbitaalka Kalkaal ee magaalada Muqdisho, ayaa shalay marki ugu horreysay laga fuliyay qalliinka wadnaha furan, kaas oo ay dadka Soomaalida intooda awoodda ay u…
JABUTI — Maamulka Dekaddaha Jabuti ayaa sheegay in uu soo kordhiyay nidaam digital ah oo sahliaya xiriirka xafiisyada kala duwan ee dekadaha dalka Jabuti iyo…










