Press "Enter" to skip to content

wargeys.com

Geedaha iyo Haadda

The largest online collection of Somali poetry Waxaa dhaqanka ummad walba qeyb libaax ka ciyaara deegaanka iyo qaabka uu u rakiban yahay, xayawaanka duurjoogta ah…

Baho

Maxamuud Cali Beenaley ayaa isagoo ku faanaya niman ay tol ahaayeen oo is-bahaystay xidhiidh wanaagsanna samaystay tiriyey tixdan hoose isagoo uga jeeda in is-garabsiga iyo…

Alla-tuug (1974)

1974kii Cabdullaahi Dhoodaan markii uu eegay xaalka Soomaalidu sida uu yahay: dhulkii Soomaaliyeed oo qaar gumayste gacantii wali ku dambeeya, dadkii la rabay inay raacdeeyaan…

Buraale Cali Seexde

VII: Gabayagii Buraale Cali Ubaxle ee Silsiladdii Rayad Hordhaciigabaygu wuu soo socdaa: Wuxuu yidhi Dacwigii Qamaan yidhi anaan danabku ii keenin Ma doonayn inaan gabayo…

Dhurwaale

Gabaygan taariikhdiisa oo dhan iyo gabayo kale oo laga tiriyey dagaalkii Dhurwaale halkan ka eeg: Taatiikh iyo Gabayo Maansada Cabdiyo Nuurba way, igu canaanteene Ciroolahaa…

Qalbi Karbaash

Xaflad lagu maamuusayey daahfurkii Kulyadda Lafoole, kolkii ay noqotay kulyad madaxbannaan badhtamihii 1970aadkii, oo isla Lafoole lagu qabtay ayuu Dhoodaan gabaygan ka tiriyey. Maxamed Siyaad…

Ceelis Kaalaya

Maxamuud iyo qoyska uu ka dhashay waxay ku noolaan jireen deegaanka Ciiddeed oo baro iyo bayd ba ku lahaayeen. Maxamuud wuxuu u socdaalay deegaanka Ceeliseed…

Dhab ka Hadal

Gabaygan khatarta ah ee ay ka dhexmuuqato inuu Macallinku mariyey kolkii uu ka baxsaday dawladii Maxamed Siyaad iyo taariikhdiisiiba soo raadi oo nasoo gaadhsii muggii…

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r