Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Cabdiraxman Maxamed Cabdullaahi “Cirro” ayaa hadal kooban u jeediyay shacabka reer Somaliland. Sii akhri
wargeys.com
Musharaxa xisbiga Waddani Cabdiraxman Maxamed Cabdullaahi “Cirro” ayaa loo doortay madaxweynaha cusub ee Somaliland, sida uu sheegay guddiga doorashada. Sii akhri
Barnaamijkan gaarka ah waxa uu ku saabsan yahay doorka dhallinyarada Soomaaliyeed ee dib u dhiska dalka. Waxaa Muqdisho ku soo diyaariyay Xasan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste.…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay in Dowladda Federaalka aysan aqbali doonin natiijada ka timaado doorashooyinka uu ka shaqeynayo madaxweynaha Jubaland ee Axmed…
Hargeysa — Shacabka Somaliland ayaa ka wali ka war sugaya natiijada rasmiga ah ee doorashooyinki todobaadki hore ka dhacay guud ahaan deegaannada Somaliland. Haddaba, sidee ayay…
Maamulka Waqooyi-galbeed ee Pakistan ayaa sheegay in mintidiin ay weerar gaadmo ah ku qaadeen kolonyo ciidan oo marayey meel u dhow xuduudka Afghanistan, ayna dileen…
Waxaa magaalada Hargeysa maanta aas qaran loogu sameeyay, Allah u naxariistee madaxweyinihii hore ee Somaliland Axmed Maxmed Maxamuud (Siilanyo) oo dhowaan ku geeriyooday magaalada Hargeysa.…
Waxaa guud ahaanba la soo gebo-gebeeyey tirinta codadka guud ahaan lixda gobol ee Somaliland, sida uu sheegay Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland Muuse Xasan Yuusuf. Sii…
Hargeysa — Guddiga Doorashada Somaliland ayaa Axaddii shalay shaaciyay in lasoo gaba gabeeyay inta badan tirinta codadka ee gobollada Somaliland. Natiijada rasmiga ah ayaa la filayaa…
Hargeysa — Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa ka jawaabay hadallo uu warbaahinta mariyay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo la xiriiray doorashadii ka dhacday Somaliland. ‘ Fiqi ayaa sheegay…









