Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay in xukuumaddiisa looga fadhiyo dhaqangalinta heshiiskii hannaanka doorashooyinka oo ay gaareen Golaha Wadatashiga Qaran. Sii akhri
wargeys.com
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey aqbaaladda codsiga rasmiga ah ee dowladda Soomaaliya ay ku dooneysay ka mid noqoshada Dallada Bulshada…
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale, ayaa kulan looga hadlay dardargelinta ammaanka caasimadda waxa uu la qaatay saraakiisha ciidanka xasilinta magaalada Muqdisho ee ka…
Maamulka gobolka Awadal ee Somaliland ayaa maanta sii daayey dad xirnaa muddo 20 maalmood ah, kuwaas oo lagu soo xiray dibadbaxyo ka dhacay magaalada. Sii…
Ururada Bulshada Rayidka ah ee Soomaaliya ayaa soo saaray talooyin iyo aragtiyo ku aadan heshiiskii ay dhowaan magaalada Muqdisho ku gaareen madaxda Dowladda Federaalka iyo…
Laba sarkaal oo dhinaca amniga ah ayaa u sheegay idaacadda VOA Somali in dagaallo qaraar ay ka dhaceen magaalada Masagawaay maanta kadib weerarkii ay Al-Shabaab…
Magaalada Muqdisho ayaa dhowaan lagu qabtay Carwada buugaata taasoo lagu soo bandhigay buugaag kala duwan oo ay qoreen qoraayaal rug caddaa ah iyo kuwo da’yar.…
Macallimiinta Dugsiga Caalamiga ah ee Hilaal oo ku yaalla magaalada Muqdisho ayaa ardayda sanadka fasalka 5-aad dhameeyey ka caawiyey sidii ay cilmi-baaris ugu sameyn lahaayeen…
Maalmihii lasoo dhaafay suuqyada magaalada Kismaayo waxaa ka jiray sicir-barar baahsan oo saameeyay inta badan bulshada magaalada. Sii akhri
Heshiiskii ku saabsanaa arrimaha doorashooyinka ee dhowaan lagu saxiixay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu abuuray hadal hayn badan, waxaana ka horyimid qaar ka mid ah…