Muqdisho — Allah ha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho xalay ku geeriyooday Axmed Cabdi-kariin Walaayo oo loo yaqaano Cantar Jeenyo, kaas oo u soo ciyaari jiray…
wargeys.com
Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeysey mar kale dowladda Ethiopia in ay faro-gelin ku heyso madaxbanaanida Soomaaliya. Sii akhri
Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa beenisay eedii Dowladda Federaalka ee ahayd in diyaarado hub sida ay ka dageen Kismaayo, waxaana sidoo kale ay beeniyeen in ciidamo…
Maamulka Galmudug ayaa magaalooyinka Caabudwaaq iyo Xeraale ee gobolka Galgaduud ka wada dadaallo lagu soo afmeeraayo colaad dad badan ay ku dhinteen oo u dhexysa…
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa uu salka ku hayo khilaafka Dowladda Federaalka iyo qaar ka mid ah maamul goboleedyada, si…
ASUNCION— Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan waxbarashada, saynis-ka iyo dhaqanka ee UNESCO ,ayaa Xeer Ciise oo ah xeer ay muddo dheer ku soo dhaqmayeen qaybo…
MUQDISHO— Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad dheer oo uu Jimcihi shalay ka jeediyay Masaajidka Madaxtooyada kaga hadlay xiisadda ka taagan Jubaland. Madaxweynaha, ayaa…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xiisadda ka dhex-oogan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubaland ee salka ku haysa arrimaha doorashooyinka dalka. Sii…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale Itoobiya ku eedeysay in ay faro-gelin ku hayso madaxbanaanida iyo qaranimada Soomaaliya, xilli weli ay taagan tahay xiisadda labada…
Dagaal khasaare gaystay ayaa saaka ka dhacay deegaanka Buulo Xaaji, kaasi oo dhex maray ciidamada Jubaland iyo kooxda Al-Shabaab. Sii akhri










