Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa magaalada Ankara kaga dhawaaqay in ay ka heshiiyeen khilaafkii diblamaasiyadeed ee u dhaxeeyay 11-kii bilood ee lasoo dhaafay. Sii akhri
wargeys.com
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay khilaafka u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Jubaland oo isku rogay dagaal ka dhacay Raas Kambooni oo dhex-maray…
Mareykanka ayaa Khamiistii sheegay inuu soo dhaweynayo heshiiska ay Soomaaliya iyo Itoobiya ku gaareen in lagu soo afjaro xiisadda gobolka ee ka dhalatay isku dayga…
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday guddi ay sheegeen inuu soo baari doono xiriira ay dowladdu tuhunsan tahay inuu ka dhaxeeyo madaxweynaha maamulka…
Majaladda Time Magazine, ee ka soo baxda magaalada New York ee dalkan Mareykanka ayaa markii labaad u magacawday Donald Trump madaxweynaha la doortay ee Mareykanka…
Madaxweynaha cusub ee Somaliland iyo madaxweyne ku-xigeenkiisa Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Ciro iyo Maxamed Cali Aw-Cabdi ayaa loo dhaariyey xilka hogaaminta Somaliland shanta sano ee soo…
Ankara — Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa xalay magaalada Ankara kaga dhawaaqay in ay ka heshiiyeen, khilaafki diblamaasiyadeed ee u dhaxeeyay 11-ki bilood ee lasoo dhaafay.…
Barnaamijka Bandhigga VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay shilalka gaadiidka ee ka dhaca Somaliland oo kordhaya. Sii akhri
Dagaal xooggan ayaa maanta aagga Raas Kambooni ee degamada Badhaadhe ee Jubada Hoose ku dhex-maray ciidamo ay dhawaan halkaasi geysay Dowladda Federalka Soomaaliya iyo ciidamada…
Hargeysa — Guddidii Gargaarka Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa, ayaa Arbacadi soo bandhigay xisaabta celinta lacagihi ay u soo ururiyeen suuqa. Suuqa Waaheen ayaa gubtay muddo…










