Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa ay Somaliland uga dhigan tahay doorashadii dhowaan dhacday, ayada oo ay hadda socdaan munaasabadaha ay…
wargeys.com
Dadaal sharci laba geesood ah oo carruurta looga ilaalinayo waxyeelada ay kala kulmi karaan baraha bulshada ayaa waqtigu ka sii dhamaanayaa Sii akhri
Dr Cali Cabdi Camalow oo soo nqoday gudoomiyahii Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa shalay lagu aasay magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalkaan Mareykanka oo…
Barnaamijka Madasha Haweenka waxaa toddobaadkan ku wareysanay Dr Khadiija Cali Maxamuud, oo ah madaxa mashruuca diiwaan-gelinta dadweynaha Puntland, kaasi oo hadda socda muddo ka badan…
Gudoomiyaha cusub ee gobolka Maxamed Amiir oo xalay xilka la wareegay ayaa sheegay in uu noqon doono gudoomiyihii ugu dambeeyay ee la soo magacaabo, dadkan…
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay khudaarta iyo geed miroodka Soomaaliya looga soo dhoofiyo dibadda oo caqabad ku haya wax soo saarka…
Dalka Jabuuti waxa maanta lagu qabanayaa munaasabadda 75 guurada kasoo wareegtay markii la sameeyey lacagta faranka Jabuuti 1949-kii, wakhtigaasi oo guumeystihii Faransiiska u fadhiyey Jabuuti.…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ku booriyay ganacsatada Soomaaliyeed inay hubka qaataan oo ay iska dhiciyaan kooxda Al-Shabaab halkii ay ka bixin lahaayeen lacagaha qasabka looga…
Xaaladda magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa maanta daggan ka dib dagaallo labadii maalmood lasoo dhaafay ka dhacay halkaas. Sii akhri
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqan doona Itoobiya iyo Soomaaliya horraanta sanadka soo socda ka dib markii uu dhex dhexaadiyay heshiis labda dal ay…










