Sii akhri
wargeys.com
Sii akhri
Muqdisho — Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay Al-Shabaab oo sababo amni u joojiyey jarista dhirta iyo sameynta ay ku yeelaneyso dakhliga kooxda…
Muqdisho — Taliska Booliska Soomaaliya ayaa soo saarey amar ay ku farayaan dadweynaha Muqdisho ee baabuurta leh in ay hubiyaan in gaadiidkoodu diiwangashan yahay isla markaana…
Garoowe — Dadka Itoobiyaanka ah ee ku nool magaalada Garowe ayaa welwel ka muujiyay amar lagu doonayo in Garowe looga saaro Itoobiyaanka sida sharci-darrada ku jooga…
Kampala — Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda ayaa ka warbixisay xaaladda jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Uganda, gaar ahaan dadka qaxootiga ah. Sii-hayaha safiirka ayaa…
Muqdisho — Dowladda Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay, garoon cusub oo ah kuwa diyaaradaha oo ay qorsheyneyso in ay dhawaan ka dhisto duleedka magaalada Muqdisho. Arrimahaasi…
Muqdisho — Saraakiil sare oo ka tirsan Waaxda Difaaca Mareykanka ayaa sheegay, in kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya ay xiriir iskaashi la billaabeen kooxda Xuutiyiinta Yemen, si…










