Muqdisho — Dowladda Soomaaliya ayaa mudooyinkii ugu danbeeyey waxa ay waday dadaalo la xiriira sidii guud ahaan dalka looga qaban lahaa doorashooyin qof iyo cod ah.…
wargeys.com
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay tarxiilka uu ku baaqay madaxweynaha Maraykanka, Doland Trump. Barnaamijka waxaa marti ku ah garyaqaan Amiin…
Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta sheegay in duqaymo ay ciidamada Maraykanku ka fuliyeen buuraleyda Golis ay ku dileen xubno muhiim ah oo ka tirsan kooxda…
Hargeysa — Dab xoog leh ayaa xalay saqdii dhexe kaddib ka kacay suuqa labaad ee ugu weyn magaaladda hargeysa. Dabka oo Suuqa Idaacadda ee magaalada Hargeysa…
Wasiirka Amniga ee Maamulka Jubbaland, General Yusuf Dhuumaal ayaa sheegay in maamulku uu diyaar u yahay in la xaliyo khilaafka kala dhaxeeya dowlada dhexe oo…
HARGEYSA — Adeegyada tiknoloojiyadda casriga ah ayaa aad ugu sii baahaya guud ahaan caalamka gaar ahaan Soomaaliya. Ardayda laga soo billaabo dugsiyada hoose ilaa jaamacadaha…
BOOSAASO — Millatariga Mareykanka ayaa Sabtidi shalay weerarki ugu horreeyay oo dhinka cirka ah ka fuliyay Soomaaliya, tan iyo marki uu xafiiska dib ugu soo…
Washington — Barnaamijka Caweyska Washington waxaad toddobkaan ku maqli doontaan qeybtii u danbeysay ee wareysi uu barnaamijka siiyay hal-abuure Maxamed Ciise oo ka sheekeynaya heesihiisa.…
WASHINGTON — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa caawa sheegay in uu amray weerar cirka ah oo ka dhan ah madaxda kooxda Daacish ee Soomaaliya. Qoraal uu…
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari).…










