Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa dowladda India kala wareegay 10 tan oo daawooyin kala duwan…
wargeys.com
๐๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ-(SONNA)-๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐ ๐, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง ๐๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ฒ๐๐ ๐ฆ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐๐ฒ ๐ฐ๐๐๐๐ฃ๐ข๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ช๐๐๐๐ง ๐ช๐๐๐๐ข๐ฒ๐๐๐ง h๐๐ฒ’๐๐๐๐ก๐ ๐ฎ ๐ฑ๐ข๐ฅ ๐ฌ๐๐๐ซ๐๐ง…
Ceeldheer-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Jeneraal Khaalid) ayaa degmada Ceeldheer ugu qabtay geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka munaasabad isugu jirtay duco…
Muqdisho-(SONNA)-Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya (SODMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa kula kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sareeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage. Labada mas’uul…
Muqdisho โ (SONNA) โ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, oo wareysi siiyey Telefishinka “Al-Arabiya”, ayaa sheegay in dalkiisu uu taageerayo is-afgarad…
Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray 12 waddo oo Intarloog ah (Interlock), kuwaas oo laga…
Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku xaqiijiyey wareysi uu siiyey kanaalka โAl-Arabiyaโ adkeysiga iyo xoojinta xiriirka taariikhiga ah iyo kan istiraatiijiga ah…
Muqdisho(SONNA):-Waxaa maanta Muqdisho ka furmay Shirka Labaad ee Kaabayaasha Tayada Qaranka oo ay soo agaasintay Hayโadda Taya-dhawrka Qaranka. Shirkan oo uu daahfuray Wasiirka Ganacsiga iyo…
Muqdisho(SONNA);-Maareeyaha Dekadda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur Ameriko ayaa kulan sagootin ah u sameeyay ciyaartooyda iyo maamulka kooxda kubadda cagta Dekedaha, kuwaas oo ka ambabaxaya…

Kulan lagu ansixinayay Qorshaha Qaranka ee Ka-hortagga Qaraxyada Macmalka ah oo lagu qabtay Muqdisho
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ka qaybgalay kulanka lagu ansixinayay Qorshaha Qaranka ee Ka-hortagga Qaraxyada Macmalka ah (C-IED). Kulanka…
