Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanku uu hawlgallo dagaal oo waaweyn uu ku qaaday Iiraan ,iyadoo Israa’iil ay sidoo kale sheegtay inay weerarro…
wargeys.com
Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya waxay si cad u beeninaysaa wararka been abuurka ah ee maalmahan lagu baahinayay baraha kala duwan, kuwaas oo si…
Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan, kuwaas oo jab xooggan lagu gaarsiiyay maleeshiyaadka Khawaarijta oo…
Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan afur la qaatay qaar ka mid ah madaxda Ururrada siyaasadda dalka, kuwaasi oo uu…
Muqdisho (SONNA): Degmada Yaaqshiid oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib markii 12 dhibcood ay kaga adkaatay Degmada…
Muqdisho(SONNA);-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehelada, iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka…
Nairobi(SONNA):-Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Nairobi ayaa martigelisay Cashadii Sannadlaha ahayd ee Afurka, taas oo xalay lagu qabtay Xarunta Safaaradda. Afurkan qiimaha badan ayaa waxaa…
Muqdisho(SONNA):-Wafdi uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Wafdiga Guddoomiyaha…
Qaahira(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Prof. Saalim Caliyow Ibro, ayaa ka qaybgalay kulan-hoosaadyo heer Wasiir ah oo ka qabsoomay magaalada…
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 27-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Marwo Sophie (Duchess of…

