Press "Enter" to skip to content

wargeys.com

Makayte

Gabaygan uu Makayte u bixiyey Dul-qafaar waa gabaygiisii labaad ee ka midka ahaa gabayadii uu ugu jawaabayey nimankii Isaaq ee ay isu halcelin jireen horraantii…

Makayte

Waa gabaygii 3aad ee uu Makayte ku lahaa Silsiladda Daarood ku Fuul. Hordhaca gabayga dhawaan baanu soo gudbin doonaa. La socosho wanaagsan. Wuxuu yidhi Makayte:…

Ismaaciil Xayd Af-low

The largest online collection of Somali poetry Walbahaari maayoo naftani, Waaxidkaw talinne Wallaala iima joogoo uumiyihii, waa horuu lumaye Hadduu Faarax waylaaqtan geli, ma anan…

Axmed Dirir

The largest online collection of Somali poetry Usha dheer markaan geelayaga, ugubka soocaayey Aydinkeeda qaalmaha markaan, u intihoon waayey Aloos iyo markaan miigganoo, ololasha laameeyey…

Sagooti

Gabaygiisii hore, Dood Waayeel, ee waanada iyo tusaalaynta ahaa markuu Cali Banfis dhag u dhigi waayey, dacdaradii uu Yuusuf uga digayna markii ay ku habsatay…

Isweydiin

Dabayaaqadii 1973kii ayuu Cabdullaahi Dhoodaan tiriyey gabaygan la magacbaxay Isweydiin. Gabayga waxaa ku jira ugu yaraan 62 su’aalood oo uu abwaanku weydiinayo ummadda Soomaliyeed, doonayana…

Cumar Fakad

Waa gabay ka mid ah gabayadii ay isdhaafsadeen Fakad iyo raggii la safnaa ee Ogaadeen iyo kuwii Isaaq 1980aadkii. Gabaygu wuu dheeryahay markuuse meel dambe…

Meeris

Qamaan ayaa in muddo ah aamusay oo hadal laga waayey isagoo ka xun haweenaydiisii oo isaga oo aan dhiman furina lagu sheegay inay reerkoodii i…

Aw Faarax Jibriil

Aw Faarax Jibriil oo ah Maalinguur ayaa gabaygan hoose u diray Camanje iyo Abasguul oo markaa collaadi u dhexaysay. Jawaabtii Abasguul kasoo bixiyey gabaygan iyo…

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r