Minnesota(SONNA):-Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka halkaas oo uu…
wargeys.com
Muqdisho(SONNA):-Madaxweymaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo Khudbad u jeediyay shacabka Soomaaliyeed, kaddib Salaaddii Jumcaha ee maanta ayaa ka hadlay arrimaha ammaanka, tanaasulka dowladda ee…
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo gacan ka helaya howlgalka AUSSOM si gaar ah qeybta Ciidamada Uganda ayaa goordhaw la wareegay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha…
Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow Muqdisho ka furi doona shirka Qorshaha iskaashiga ganacsiga ee Maraykanka iyo Soomaaliya. Shirkan ayaa…
Muqdisho(SONNA):-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka dib u furaysa qaar ka mid ah waddooyinka magaaladda Muqdisho oo sanadihii u dambeeyey u xirnaa sababo amni,furista waddooyinka ayaa…
Afhayeenka Ciidanka ee Wasaaradda Gaashaandhigga Sheekh Abuukar Macalin ayaa Kulan baraarujin ah oo la xiriiray habsami u gudashada waaibaadka qaran la qaatay ciidamada xoogga ee…
Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi…
Muqdisho(SONNA):-Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS, isaga oo dhaqangelinaya ujeeddooyinka Sharci Lr. 9 ee 2023, Sharciga Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha, iyo Xeer Ra’iisul Wasaare Lr. 415,…
Geneva(SONNA):-Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS, iyadoo kaashaneysa Safaarada Soomaaliya ee fadhigeedu yahay Magaaladda Geneva ee Dalka Switzerland ayaa waxay kulan doceed gaar ah…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr Cali Xaaji Aadam, ayaa maanta soo xirey shirkii afaraad ee isku-duwidda howlaha caafimaadka…

