Waa gabay ka mid ah gabayadii ay isdhaafsadeen Fakad iyo raggii la safnaa ee Ogaadeen iyo kuwii Isaaq 1980aadkii. Gabaygu wuu dheeryahay markuuse meel dambe…
wargeys.com
Qamaan ayaa in muddo ah aamusay oo hadal laga waayey isagoo ka xun haweenaydiisii oo isaga oo aan dhiman furina lagu sheegay inay reerkoodii i…
Aw Faarax Jibriil oo ah Maalinguur ayaa gabaygan hoose u diray Camanje iyo Abasguul oo markaa collaadi u dhexaysay. Jawaabtii Abasguul kasoo bixiyey gabaygan iyo…
Laamlaydan taariikhdeeda haddii aad hayso fadlan nasoo gaadhsii. Wuxuu yidhi: Dhallaan jagiyo luuf dheelayaa amase leylaystay Mid la yidhiye waxay looli waa laba ciyaaroode Dhir…
Xasanoow higlada waan arkaa, soo hadoodilane Celeen hamash ah waatii lahayd, roobna wuu helaye Had iyo jeerba waa lagu yaqaan, higilka doogga ahe Maroodiga hurdaa…
The largest online collection of Somali poetry Ogaadeen inuu Ras-Ges helay, raadiyuhu sheegye Goortaan riyaaqnay ee farxadi, rubadda noo gaadhay Nin walba in meel lagu…
The largest online collection of Somali poetry Gabaygii 2aad ee Yuusuf Colaad In dhawayba deelayda gabay, kuma dadaalayne Wakhtigaa igu daadihinayee, doon is ma lahayne…
Likaaco wuxuu Cabdullaahi Dhoodaan mariyey horraantii 1970aadkii, wuxuuna ku tiriyey Muqdishu. Likaaco waa gabay aad u murti badan. Wuxuu ku billaabay hordhac gaaban oo sifanaya…
The largest online collection of Somali poetry Deelayada maansada marbaa lagu danbaabaaye Marna waa dariiq toosan iyo dib u heshiisiine Marna waa dagaal oo waxbaa…

