1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Somalia casho sharaf ugu sameeyay hoggaanka dhaqanka Soomaaliyeed oo ka kala yimid gudaha iyo dibadda. Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka…
wargeys.com
Muqdisho (SONNA): Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Shaqaalaha awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo iyo bogaadin u…
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan Shaqaalaha Soomaaliyeed munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Faarax Nuux, ayaa si rasmi ah u shaaciyay in dalku galay wejiga tijaabada…
Muqdisho(SONNA):-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudiga, Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cismaan, ayaa kormeer shaqo ku tagay xafiiska Arrimaha Xajka ee magaalada Madiina.…

Wasiirka Waxbarashada oo faray dadka deggen dhulka Jaamacadda Ummadda in ay si degdeg ah uga guuraan
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa amar ku bixiyay in dadka deggen dhulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed…
Muqdisho (SONNA): Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS mudane Abdihakim Ashkir ayaa munaasabad ka dhacday caasimadda Muqdisho waxaa uu si rasmi…
Muqdisho(SONNA): — Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga Fikirka Xagjirka ah…
Baydhabo (SONNA): Golaha Wasiirrada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta yeeshay shir muhiim ah oo uu guddoomiyey Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed,…
Johannesburg – (SONNA ) wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadara), ayaa gaaray magaalada Johannesburg…
