Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) oo ay xilligaan taladiisa hayaan MadaxdaTurkiga ayaa ugu baaqay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inay tallaabooyin adag ka qaaddo Israa’iil ,ka…
wargeys.com
Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Deegaanka ayaa maaanta ka hortagay weerarro ay kooxda Khawaarijta ah ee Al-shabaab saakay waaberigii ku soo qaadeen duleedka Degmada Qadiimiga…
Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Agaasimaha Barnaamijyada Horumarinta Dowladda Ingiriiska (FCDO), Mudane Chris Pycroft. Kulankan…
Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa maanta furay tababbar muddo laba maalmood socon doona, laguna baranayo gorgortanka qirashada ee dacwadda ciqaabta, kaasi…
Muqdisho-(SONNA)-Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda…
Addis Ababa (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-hadallo miro dhal ah kula yeeshay magaalada Addis-ababa Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Itoobiya mudane…
Aljeris (SONNA): Danjiraha dowlada Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Aljeeriya Danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego) ayaa kulan muhiim la qaatay maanta Guddoomiyaha Aqalka sare…
Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa u magacaabay Ibraahim Cabdullaahi Axmed (Sheellare) in uu noqdo Agaasimaha Waaxda Warfaafinta, Xiriirka iyo…
Muqdisho-(SONNA)-Kusimaha Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Ilyaas Sheekh Cumar, ayaa daah-furay kulan dadweyne oo looga tashanayay xuquuqda dadka naafada…
Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray dhismaha waddada Daarusalaam, wejiga labaad,…

