Zohran Mamdani oo ah nin muslim ah ayaa ku guuleystay doorashadii duqa magaalada New York , isagoo ka adkaaday Andrew Cuomo sida laga soo xigtay…
wargeys.com
Muqdisho-(SONNA)-Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka, Guddiga Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, islamarkaana kaashanaya Hay’adda Badbaadada Carruurta ee Save The Children…
Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Marwo Francesca Di…
Muqdisho-(SONNA)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda oo si rasmi ah u furay Madasha Hab-Maamulka Internet-ka Soomaaliya 2025 (SIGF 2025) Muqdisho, 4 Nofembar 2025 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda…
Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta dhagax-dhigay laamiga dheer ee degmada Wadajir, gaar ahaan Xaafadda Buulo-xuubeey oo gaaraya ku…
Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka jawaabayay Cabasho ka timid Bulshada ayaa Kormeer degdeg ah ku tagay mid ka…
Muqdisho-Soomaaliy 03, October, 2025: Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta golaha shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa Tobanaad, waxaana shir guddoomineysay…
Baydhabo(SONNA);-Boqolaal ka mid ah Shacabka iyo Culimada magaalada Baydhabo ayaa maanta goob fagaara ah ku tukaday Salaad Roobdoon ah. Salaadda kadib Culimada iyo Bulshada ayaa…
Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya mudane…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan hawlaha Mashaariicda (UNOPS) ugu wareejiyay agab…

