Muqdisho.SONNA….1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey fadhiga 80-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, waxaana uu diiradda saaray duruufaha adag ee Soomaaliya…
wargeys.com
Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta daah-furay Tartanka Ciyaaraha Degmooyinka Gobolka Banaadir, iyo degmooyinka deriska la ah caasimadda ee Balcad…
New york(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Isnaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka uga qeybgashay kulan caalami ah…
New York(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Golaha Qaramada Midoobey ee magaalada New York waxa uu kulan doceed kula yeeshay…
(SONNA):-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa magaalada Nairobi kulan muhiim ah kula qaatay safiirrada dalalka saaxiibada caalamka ee Soomaaliya xiriir dhow…
Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Somalia Xildhibaan Abdikariim Cabdow Xaydar iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Dalka Kanada uga qeybgalaya Shirka Golaha…
Xildhibaan Maxamed Cabdulqaadir oo ka qeybgalay Kulanka Todobaadka Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in xaaladda dalka,gaar ahaan caasimadda ay ka jiraan xaalad amni iyo kalsooni ay…
New york(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa la kulmay Agaasimaha Fulinta ee…
Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii lagu qaaday saldhigga booliiska degmada Yaaqshiid, isagoo ku tilmaamay fal liddi ku ah xasilloonida…
Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorshaysan oo lagu beegsaday horjoogayaal iyo malleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta ka fuliyay dhawaan…

