Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta magaalada Muqdisho qado sharaf ugu sameeyay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya,…
wargeys.com
Dublin(SONNA):-Xoghayaha Guud ee Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka, Mudane Maxamed Caddow, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 16-aad ee Ururka Caalamiga ah ee Kormeerka Caafimaadka (IAMRA) oo…
Muqdisho(SONNA):-Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa taariikhda ku galay garsoorihii ugu horeeyay ee Soomaali ah oo loo doorto tartanka koobka adduunka ee FIFA. Waxa uu ka mid…
Muqdisho(SONNA):-Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomey Danjiraha cusub ee Midowga Yurub (EU) u fadhiya…
Galgaduud(SONNA):-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanka Ceel-dhiiqo Weyne, oo u dhexeeya deegaannada…
Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee Dalka Masar ahna wakiilka joogtada ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Cali Cabdi Awaare ayaa ka qayb galay kulanka meertada 164-aad oo…
Riyadh-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa kulan gaar ah la yeeshay Wasiirka Gaadiidka iyo Isgaarsiinta ee Boqortooyada Baxreyn, Mudane Dr.…
Marka-(SONNA)-Howlgal lagu bartilmaameedsaday xubno Khawaarij ah ayaa ciidamo ka tirsan Guutada 14-ka October waxay ka sameeyeen tuulooyinka kala ah Malable, Siigaale iyo Buulo-Arundi oo hoostaga…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Xildhibaan Hon Cali Yuusuf Cali – Xoosh ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimadda Muqdisho…
Muqdisho(SONNA):-Waxaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) laga daahfuray Wajiga Afaraad ee Mashruuca Sugnaanta Cunnada, kaas oo loogu talagalay dadka Soomaaliyeed ee…

