Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee XFS Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxa Bankiga Adduunka ee Soomaaliya, Mr.…
wargeys.com

C/Laahi Xayir” Dalxiiska haddii uu kordho waxaa kordhaya fursadaha shaqo ee ay heli karaan bulshada”
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS Cabdullaahi Xayir Ducaale oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay qodobbo muhiim ah oo la xiriiriay…
Ra’iisul Wasaare kuxigeenka XFS Saalax Axmed Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Minneapolis Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka .…
Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Xildhibaan Marwo Aamina Xuseen Cali, ayaa sheegtay in Wasaaradda ay ka go’an tahay kordhinta fursadaha shaqo-abuurka dhallinyarada…
Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray mashruuca koronto-gelinta150 xarumo caafimaadka dadweynaha ah oo lacag la’aan ah, lagana hirgaliyay…
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka duulaya dhaqangalka amarkii uu dhawaan bixiyey ee hagaajinta adeegyada garoonka diyaaradaha…
Addis Ababa (SONNA): Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa lagu soo gabagabeeyay shirweynaha heer gobol ee maalgelinta cimilada, kaas oo ay ka qeybgaleen madax…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga dowladda FS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan looga doodayay miisaaniyadda wasaaradda gaashaandhigga iyo Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda maliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Biixi Imaan Cige iyo maareeyaha Dekadda Muqdisho mudane Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) ayaa Dekadda magaalada…
Riyaad (SONNA): Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Macalin ayaa ka qeybgalay shirka 2-aad ee golaha wasiirrada Ammaanka Internet ka ee dalalka Carabta…
