Amman (SONNA): Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan oo safar shaqo ku jooga magaalada Amman ayaa maanta…
wargeys.com
Kampala (SONNA): Wasiirka amniga gudaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Jeneral Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta kulan miro-dhal ah kula yeeshay magaalada Kampala Wasiirka…
Kigali (SONNA): Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay Xarunta Taliska Ciidanka Difaaca Dalka…
Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi matalayay qurbo-joogta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mareykanka. Kulanka waxa diiradda…
Muqdisho-(SONNA)-Waaxda Kormeerka iyo Qiimaynta ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa kulan ku saabsan isla-xisaabtanka iyo daah-furnaanta barnaamijyada horumarineed la qaatay Hay’adda Cuntada iyo…
Aljeris-(SONNA)-Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa u diyaar garoobaya inuu la ciyaaro xulka Qaranka Aljeeriya maalinta Khamiista oo ku beegan 9-ka Oktoobar 2025, iyagoo…
Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si buuxda u beenineysaa warbixinnada saxaafadeed ee dhowaan lagu sheegay in Soomaaliya iyo Sweden ay wada galeen “heshiis qarsoodi ah” oo…
WAR-SAXAAFADEED Kismaayo(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hoggaaminayey oo maalnimadii shalay gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta ku-meel-gaarka ah ee Dowlad…
Switzerland(SONNA:-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Sadaad Maxamed Nuur, ayaa ka qeyb galay Shirka 76-aad ee Guddiga Fulinta Hay’adda…
Muqdisho (SONNA): Agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda mudane Mustafe Dhuxulow ayaa kulan mirro dhal ah la qaatay danjireyaasha dawladaha Qatar ee Soomaaliya Cabdullaah…

