Kampala (SONNA): Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) oo ka qaybgalaya shirkii 2-aad ee Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliya iyo Uganda, oo ka furmay magaalada…
wargeys.com
Cammaan (SONNA): Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa maanta ka qeyb galay Shirka 8-aad ee Wasiirrada Caafimaadka dalalka…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay Shirweynaha daahfurka urur goboleedka Bariga Dhexe…
Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey in Soomaaliya ay si buuxda dib ula soo wareegtay hannaanka madaxa-bannaan ee maareynta,…
Muqdisho (SONNA): La taliyaha Amniga Qaranka Danjire Aweys Xaaji Yuusuf ayaa maanta oo Arbaco ah wuxuu magaalada Muqdisho kusoo xiray kulan labo maalmood u socday…
Muqdisho (SONNA): Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu soo xiray Shirweynaha Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EACCON 2025), kaas oo muddo laba maalmood ah ka socday caasimadda…
Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee amniga Caasimadda. Kulanka oo ay ka qaybgaleen dhammaan saraakiisha…
Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Basra ee Gobolka Shabeellada dhexe. Howlgalka…
Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay Shirka Iskaashiga Ganacsiga Dalalka Bariga Afrika oo markii 2aad ay martigelinayso Caasimadda Muqdisho, kaas…
Muqdisho (SONNA): Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada…

