Warshiikh(SONNA):-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta Degmada Warshiikh ee gobolka Shabeellaha dhexe ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha. Xubnaha Guddiga Madaxa Bannaan…
wargeys.com
Muqdisho-(SONNA)-Mudanayaasha Golaha Shacabka BFS Baarlamaanka ayaa maanta yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa sideedaad, waxaana shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo…
Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xarunta dhexe ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, si uu ugu kuur galo howlaha…
Muqdisho,(SONNA):- Danjiraha Dowladda Soomaaliya u qaabilsan dalalka Tanzania iyo DRC Congo Mudane Ilyaas Cali Xasan ayaa kulan laqaatey Guddoomiyaha gobolka Haut Katanga ee dalka DRC…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulamo wadatashi iyo wacyigelin ah ka bilaabay Degmada Waajid ee Gobolka…
Muqdisho(SONNA):- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xalay kulan casho sharaf ku maamuusay xildhibaanno ka tirsan labada gole ee…
The hague(SONNA):-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Al-Cadaala), iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa magaalada The Hague ee…
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay xubnaha cusub ee Soomaaliya ku metelaya Baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC). 2- Madaxweyne…
Shabeellaha dhexe(SONNA):-Taliye ku-xigeenka Guutada 19-aad ee Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed G/le Dhexe Abuukar Xasan Sheekh Axmed (Galmadoobe) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay dugsiga…
Berlin(SONNA):-Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Xukuumadda Dan-Qaran, Sareeye Guud mudane Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa kulan doceed la yeeshay Dr. Géza Andreas von Geyr, Xoghayaha…

