Wasiirka wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa kulan muhiim ah la qaatay dhigiisa Mudane Amiir Cabdulcasiis Bin Turki Al-Feysal oo ah…
wargeys.com
Turkiye ayaa maanta oo Jimco ah soo dhaweysay go’aanka Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay,kaas oo liiska cunaqabateynta looga saaray Madaxweynaha Suuriya Axmed Shara iyo Wasiirka…
Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay warbixin ku saabsan guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta, iyadoo lagu tilmaamay in sanadkan…
Samarkand-Uzbekistan-(SONNA)-Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Nuura Mustaf Mukhtaar, iyo wafdi ay hoggaaminayso ayaa ka qeybgalaya Shirweynaha Guud ee…
Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa kaga guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirennimo, Safiirka cusub ee…
Doxa-(SONNA)-Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka hadlay kulan looga hadlayay Barnaamijka Ilaalinta iyo Daryeelka Bulshada, oo ay si…
Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali li Xaaji Aadam ayaa maanta daahfuray mashruuc cusub oo loogu talagalay taageerada hooyooyinka iyo…
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Ciraaq, kuwaas oo dalka…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Bare guddoonsiiyey haddiyad gaar…
Kiev (SONNA): Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doono dalka Ukraine mudane Maxamed Cabdullaahi Axmed, ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga safiirnimo u gudbiyay Madaxweynaha…

